MAAN Institute for Diplomacy and Global Affairs
MAAN Institute for Diplomacy and Global Affairs
  • HOME
  • ABOUT US
    • Board Member
    • Our Team
    • Experts
    • Supporters
  • AREAS
    • Somaliland Foreign Policy
    • Somaliland & the HORN
    • Somaliland & the Red Sea
    • Somaliland & Africa
    • Somaliland & the World
    • National Interest
    • National Security
    • Innovative Diplomacy
    • Secret Diplomacy
    • Economic Diplomacy
    • Citizen Diplomacy
  • PUBLICATIONS
    • Policy Papers & Reports
    • Researches
    • Conference Summaries
    • Trends in Foreign Policy
    • Op-eds
    • Surveys
  • EVENTS
    • Caweyska Danjiraha
    • Yaa Hareer Qaban Awrka
    • Read Somaliland
  • More
    • HOME
    • ABOUT US
      • Board Member
      • Our Team
      • Experts
      • Supporters
    • AREAS
      • Somaliland Foreign Policy
      • Somaliland & the HORN
      • Somaliland & the Red Sea
      • Somaliland & Africa
      • Somaliland & the World
      • National Interest
      • National Security
      • Innovative Diplomacy
      • Secret Diplomacy
      • Economic Diplomacy
      • Citizen Diplomacy
    • PUBLICATIONS
      • Policy Papers & Reports
      • Researches
      • Conference Summaries
      • Trends in Foreign Policy
      • Op-eds
      • Surveys
    • EVENTS
      • Caweyska Danjiraha
      • Yaa Hareer Qaban Awrka
      • Read Somaliland
  • Sign In
  • Create Account

  • My Account
  • Signed in as:

  • filler@godaddy.com


  • My Account
  • Sign out


Signed in as:

filler@godaddy.com

  • HOME
  • ABOUT US
    • Board Member
    • Our Team
    • Experts
    • Supporters
  • AREAS
    • Somaliland Foreign Policy
    • Somaliland & the HORN
    • Somaliland & the Red Sea
    • Somaliland & Africa
    • Somaliland & the World
    • National Interest
    • National Security
    • Innovative Diplomacy
    • Secret Diplomacy
    • Economic Diplomacy
    • Citizen Diplomacy
  • PUBLICATIONS
    • Policy Papers & Reports
    • Researches
    • Conference Summaries
    • Trends in Foreign Policy
    • Op-eds
    • Surveys
  • EVENTS
    • Caweyska Danjiraha
    • Yaa Hareer Qaban Awrka
    • Read Somaliland

Account


  • My Account
  • Sign out


  • Sign In
  • My Account

Khatarta Amni ee Da'yarta Khalad u isticmaalaysa Dawooyinka

Taxanaha Roole Timir AAQ #001 | 1 October, 2024

 Qormadan koowaad ee Taxanaha Rooble Timir waxa aan ku iftiimin doonaa ‘Khatarta Amni ee ka dhalan doonta hadii aan wax laga qaban si khaldan u isticmaalka dawooyinka ee da’a yarta jamhuuriyada Somaliland. Arrintan ayaa hadaba leh khatar weyn oo Amniga Qaranka Jamhuuriyada Somaliland hadii aan laga hawlgalin samato-bixinta inta aafowday iyo ka bedbaadinta inta aanay wali asiibin.  

  

WAXA AAN MAANTA QABAN KARNO HADAAN BERI LA SUGNO, BERITO IN AAN AWOODA MAANTA HAYN DOONO LAMA HUBO.

Download PDF

Op-Ed. No.001: AASAASKA UDUB DHEXADKA KA MAQAN GEESKA AFRIKA

Urur Goboleedka Geeska Afrika wa seeska Nabada & Xasiloonida

Qormadan waxa aynu kaga hadli doonaa muhiimada aasaasida iyo sees u dhigida urur goboleedka iskaashiga bulshooyinka Geeska Afrika uu u leeyahay dalalka iyo dadka gobolkan iyo guud ahaan caalamka iyo gobolada kale ee ay ood wadaagta yihiin. 


Waxa aynu tilmaami doonaa gobolka Geeska Afrika juquraafigiisa, dadyowgiisa, iyo taariikh kooban oo gogol-dhig u ah qormada. Waxaan ku iftiimin doonaa tiirarka seeska u ah muhiimada Gobalkani leeyahay sida bogcadda oo ah mid istaraataji ah, ilaha dhaqaale ee gobolkan oo aad u dihin hadii xasilooni waarta iyo iskaashi ka dhex dhasho wadamada gobolkan u horseedi doonta horumar iyo saameyn Gobolka Geeska Afrika uu ku yeesho siyaasada, dhaqaalaha, iyo xasiloonida bogcadan ay ku taalo marin biyood ka mid ah kuwa dunida ugu muhiimsan. 


Waxa aynu ku falanqeyn doonaa Hirdanka quwadaha caalamka, awoodaha soo koraya, iyo dabeylaha Juquraafi-Siyaasadeed ee Gobolka Geeska Afrika iyo Badda Cas. Waxa aan wax ka xusi doonaa dheeli-tirka Awoodaha iyo bogcadaha dunida ee muhiimka u ah juquraafi-Siyaasada, Juquraafi-Istraatajiyada, Juquraafi-Dhaqaalaha. 


Waxaa aynu hoosta ka xariiqaysaa arrimaha lagama maarmaanka ka dhigaya in gobolka Geeska Africa uu sameysto Urur Goboleed si loo xaqiijiyo horumar ku dhisan iskaashi dhaqaale, siyaasadeed, nabadgalyo iyo difaac.

Download PDF

Copyright © 2024 MAAN Institute for Diplomacy and Global Affairs - All Rights Reserved.

Powered by GoDaddy

  • Board Member
  • Our Team
  • Experts
  • MAAN Institute Breifing
  • Privacy Policy

This website uses cookies.

We use cookies to analyze website traffic and optimize your website experience. By accepting our use of cookies, your data will be aggregated with all other user data.

DeclineAccept